April 2022

Aragtida Plato ee dowladnimada: Dulmiga iyo ku dhaqanka sharciga

Qoraalkaan waa mid kamid ah qoraallada cilmi-baarista iyo daabacaadda ay si wadajir ah u daabacaan Jaamacadda Dowladda iyo Dhaqaalaha iyo Machadka Difaaca iyo Daraasaadka Caalamiga ee Soomaaliyeed (Somali Institute for Defense and International Studies). Xaquuqda daabacaaddu qoraalkaan waxaa iskaleh oo kali Jaamacadda iyo Machadka. Ujeedka ayaa ah in jaamacadda ardaydeeda wax ka barato ay u isticmalaan isha qormooyinka. Waa mid kamid ah qoraallada ay ardayda akhriyaan marka ay qaadanayaan cashirada qaar ee ay bixiso jaamacadda. Waa xeer dhaqan guud oo ay dejiyeen Guddiga Aqoonyahanada ee Jaamacadda Dowladda iyo Dhaqaalaha.

Aragtida siyaasaddii Fidel Castro ‘Castroism’

_____________________ Aragtidaan siyaasaddeed waxaa loogu magac daray madaxweynihii hore ee dalka Kuubba, Fidel Catro, kaas oo dalka Kuubba ku qabsaday kacaan hubbaysan sannadkii 1959-kii. Aragtidaan wuxuu Fidel Castro u arkayey in lagu horumariyo dhaqaalaha iyo siyaasadda dalka Kuubba, kadib markii cunaqabateyn ay saareen dalalka reer Galbeedka oo Mareykankuna ugu horreeyo.  Castroism-ku waxa uu ku salaysan yahay …

Aragtida siyaasaddii Fidel Castro ‘Castroism’ Read More »

Scroll to Top