July 2023

Shahaadada Jaamacaddeed ee Falsafada, Siyaasadda iyo Dhaqaalaha “Bachelor of Philosophy, Politics and Economics”

Si lagaaga caawiyo diiwaan gelinta iyo guud ahaan su’aalaha aad u baahan tahay in lagaaga jawaabo waxaad nagala soo xariiri kartaa emailka ama telefon lambarka Jaamcadda: 0610171010 ama WhatsApp: +252610171010 Email: admissions@ramaas.edu.so

Shahaadada Jaamacaddeed ee Falsafada, Siyaasadda iyo Dhaqaalaha “Bachelor of Philosophy, Politics and Economics” Read More »

Habka ay u shaqayso Jaamacadda Ramaas waxay in badan shabahdaa habka ay u shaqaynayeen jaamacadihii aan hore ugu xidhnaa’ – ayuu yiri Sharma’arke Maxamed

“Nidaamka waxbarasho ee Online-ka ahi waa mid aad uga hirgalay dunidan casriga ah ee maanta, waxaana aan in badan ku xidhnaa akaadimiyado iyo jaamacado dunida Carabta caan ka ah, runtii waa guul weyn in la helo jaamacad (UNIGOVEC) Soomaaliyeed oo waxbarasho Online ah laga helaayo gaar ahaan aqoonta la xidhiidha maamulka iyo siyaasadda oo bulshada Soomaaliyeed baahi weyn u qabto.” – ayuu yiri Sharma’arke Maxamed Cismaan.

Habka ay u shaqayso Jaamacadda Ramaas waxay in badan shabahdaa habka ay u shaqaynayeen jaamacadihii aan hore ugu xidhnaa’ – ayuu yiri Sharma’arke Maxamed Read More »

“Indho-indhaynta Diblomaasiyadda: Turjumaadda Oraahyada Saameynta leh ee Xiriirka Caalamiga ah”

Qoraalkaan waa mid kamid ah qoraallada cilmi-baarista iyo daabacaadda ee ay daabacday Machadka Difaaca iyo Daraasaadka Caalamiga ee Soomaaliyeed (Somali Institute for Defense and International Studies). Xaquuqda daabacaaddu qoraalkaan waxaa iskaleh oo kali Machadka iyo Jaamacadda Dowladda iyo Dhaqaalaha. Ujeedka ayaa ah in jaamacadda ardaydeeda wax ka barato ay u isticmalaan isha qormooyinka. Waa mid kamid ah qoraallada ay ardayda akhriyaan marka ay qaadanayaan cinwaanada cashirada qaar ee ay bixiso jaamacadda. Waa xeer dhaqan guud oo ay dejiyeen Guddiga Sarre ee Aqoonyahanada.

“Indho-indhaynta Diblomaasiyadda: Turjumaadda Oraahyada Saameynta leh ee Xiriirka Caalamiga ah” Read More »

Scroll to Top