Academic Programs

Shahaadada Jaamacaddeed ee Falsafada, Siyaasadda iyo Dhaqaalaha “Bachelor of Philosophy, Politics and Economics”

Si lagaaga caawiyo diiwaan gelinta iyo guud ahaan su’aalaha aad u baahan tahay in lagaaga jawaabo waxaad nagala soo xariiri kartaa emailka ama telefon lambarka Jaamcadda: 0610171010 ama WhatsApp: +252610171010 Email: admissions@ramaas.edu.so

Shahaadada Jaamacaddeed ee Falsafada, Siyaasadda iyo Dhaqaalaha “Bachelor of Philosophy, Politics and Economics” Read More »

Shahaadada Jaamacaddeed ee barashada Nabadda Caalamka iyo Cadaalada Bulshada

Si lagaaga caawiyo diiwaan gelinta iyo guud ahaan su’aalaha aad u baahan tahay in lagaaga jawaabo waxaad nagala soo xariiri kartaa emailka ama telefon lambarka Jaamcadda: 0610171010 ama WhatsApp: +252610171010 Email: admissions@ramaas.edu.so Guushaada waa sababta loo aasaasay UNIGOVEC.

Shahaadada Jaamacaddeed ee barashada Nabadda Caalamka iyo Cadaalada Bulshada Read More »

Shahaadada Jaamacaddeed ee Cilmiga Siyaasadda ‘Bachelor of Political Science’

Waa mid kamid ah kuliyadaha waxbarashada ee ay bixiso Jaamacadda bixiso. Ujeedka ayaa ah in ardayda xiisaynayso afkooda hooyo loogu sharaxo kuliyadan cilmiga siyaasadda oo ah. Waa heerka koowaad ee cilmiga siyaasadda, Jaamacadda Dowladda iyo Dhaqaalaha waxay qaadataa celcelis ahaan seddax sano, waa marka aad si buuxda u xaadirto.

Shahaadada Jaamacaddeed ee Cilmiga Siyaasadda ‘Bachelor of Political Science’ Read More »

Shahaadada Jaamacaddeed ee Maamulka Dowliga ‘Bachelor of Public Administration’

Si lagaaga caawiyo diiwaan gelinta iyo guud ahaan su’aalaha aad u baahan tahay in lagaaga jawaabo waxaad nagala soo xariiri kartaa emailka ama telefonka lambarka Jaamcadda: +252610171010, isla lambarkaas ayaad WhatsAppka nagala soo xariiri kartaa. Guushaada waa sababta loo aasaasay UNIGOVEC.

Shahaadada Jaamacaddeed ee Maamulka Dowliga ‘Bachelor of Public Administration’ Read More »

Scroll to Top