Blogs

Habka ay u shaqayso Jaamacadda Ramaas waxay in badan shabahdaa habka ay u shaqaynayeen jaamacadihii aan hore ugu xidhnaa’ – ayuu yiri Sharma’arke Maxamed

“Nidaamka waxbarasho ee Online-ka ahi waa mid aad uga hirgalay dunidan casriga ah ee maanta, waxaana aan in badan ku xidhnaa akaadimiyado iyo jaamacado dunida Carabta caan ka ah, runtii waa guul weyn in la helo jaamacad (UNIGOVEC) Soomaaliyeed oo waxbarasho Online ah laga helaayo gaar ahaan aqoonta la xidhiidha maamulka iyo siyaasadda oo bulshada Soomaaliyeed baahi weyn u qabto.” – ayuu yiri Sharma’arke Maxamed Cismaan.

Habka ay u shaqayso Jaamacadda Ramaas waxay in badan shabahdaa habka ay u shaqaynayeen jaamacadihii aan hore ugu xidhnaa’ – ayuu yiri Sharma’arke Maxamed Read More »

Faa’idooyinka ay leeyihiin qaadashada koorsooyinka Online-ka ah

Inaad noloshaada maamuli karto oo aad wakhtigaaga illaalin karto waxaad oganaysaa marka aad qaadato koorsooyinka Online. Maxaa yeelay waxaa lagaa sugayaa waa inaad cashiradaada online-ka ah qaadato adigoo hawlaha nolol maalmeedkaaga isaga jira. Waxa hubaal ah in aad la kulanto waxyaabo aan laga maarmi karin laakiin faa’idooyinka ah inaad nafsadaada horumariso waa lagama maarmaan.

Faa’idooyinka ay leeyihiin qaadashada koorsooyinka Online-ka ah Read More »

‘Waxaan u mahad naqayaa maamulka iyo macalimiinta jaamacadda oo runtii fursad dahabiya inoo siiyay inaan qaadano koorsooyinkaan baahida wayn loo qabay.

Inta badan koorsooyinka khadka tooska ah ee ay bixiso jaamacadda waa kuwa raqiis ah oo ku habboon aqoonta iyo darajada koorsadaas, kuna habboon jeebka dadka isbeddel-doonka ah. Waxbarashada Online-ka ah waxay qofka u fududaynaysaa inuu wax baran karo asigoo shaqeysanaayo. Nidaamka casriga ee waxbarashada online ah ayay dad badan u arkaan fursad aad qaali u

‘Waxaan u mahad naqayaa maamulka iyo macalimiinta jaamacadda oo runtii fursad dahabiya inoo siiyay inaan qaadano koorsooyinkaan baahida wayn loo qabay. Read More »

Aragtida siyaasaddii Fidel Castro ‘Castroism’

_____________________ Aragtidaan siyaasaddeed waxaa loogu magac daray madaxweynihii hore ee dalka Kuubba, Fidel Catro, kaas oo dalka Kuubba ku qabsaday kacaan hubbaysan sannadkii 1959-kii. Aragtidaan wuxuu Fidel Castro u arkayey in lagu horumariyo dhaqaalaha iyo siyaasadda dalka Kuubba, kadib markii cunaqabateyn ay saareen dalalka reer Galbeedka oo Mareykankuna ugu horreeyo.  Castroism-ku waxa uu ku salaysan yahay

Aragtida siyaasaddii Fidel Castro ‘Castroism’ Read More »

Fahamka Canshuuraha: Waa maxay canshuurta?

__________ Canshuuraha waa qaaraan qasab ah oo laga qaado shakhsiyaad ama shirkado ay qaado hay’ad dowladeed – hadday tahay deeggaan, gobol, ama qaran. Dakhliga canshuuruhu waxa uu maalgeliyaa hawlaha dowladda, oo ay ku jiraan hawlaha guud iyo adeegyada sida waddooyinka iyo dugsiyada, ama barnaamijyada sida badbaadada bulshada iyo daryeelka caafimaadka. Shuruucda canshuurtu waa  xeerar qeexaya

Fahamka Canshuuraha: Waa maxay canshuurta? Read More »

Faa’iidooyinka ku jira waxbarashada Online-ka

Koorasyada internetka lagu qaato ayaa ah mid dunida oo dhan ay ku soo badanayso. Faa’iidada ugu weyn ee koorsooyinka online-ka lagu qaato ayaa ah in fasalkaaga iyo macalinkaagu ay diyaar yihiin 24 saacadood maalintii, todobada maalmood ee usbuuca. Cudur daarka kaliya ee aad fasalka kaga maqnaan karto waa inaadan internetka soo gelin! Haddii kale, wax

Faa’iidooyinka ku jira waxbarashada Online-ka Read More »

Koorsada La Socodka iyo Qiimaynta Mashruucyada (Project Monitoring and Evaluation Certificate)

Ku soo dhawoow maqaalkan ku saabsan la socodka iyo qiimaynta mashruucyada oo ay bixinayso Jaamacadda Dowladda iyo Dhaqaalaha (The University of Government and Economics), Waxaan baarnay faa’iidooyinka ay leedahay in la barto kormeerka iyo qiimaynta mashruucyada, sidoo kalena in baahi weyn loo qabo. Koorsadaan oo magaceedu yahay ‘Kormeerka iyo Qiimaynta Mashruucyada’ waa koorso soconayso 8

Koorsada La Socodka iyo Qiimaynta Mashruucyada (Project Monitoring and Evaluation Certificate) Read More »

Scroll to Top