Burburkii Jamhuuriyadda Federaalka ee Yugoslafiya
Qoraalkaan waa mid kamid ah qoraallada ay daabacday Hoyga Cilmi Baarista Soomaaliyeed. Ujeedka ayaa ah in jaamacadda ardaydeeda wax ka barato ay u isticmalaan isha qormooyinka. Waa mid kamid ah qoraallada ay ardayda akhriyaan marka ay qaadanayaan cashirada qaar ee ay bixiso jaamacadda Ramaas. Waa xeer dhaqan guud oo ay dejiyeen Guddiga Sarre ee Aqoonyahanada.
Burburkii Jamhuuriyadda Federaalka ee Yugoslafiya Read More »



