Category: Ramaas Business Review

Sida Ardaygu U Noqdo Arday Guuleysta
Ujeedka qoraalkaan | Horumarinta waxbarashada, xirfadaha iyo guusha ardayga
ramaas.edu.so
Qorshaynta istaraatiijiga ahi waa tiirka ugu muhiimsan ee guusha hay'adaha ganacsiga, kuwa dowladda iyo ururrada aan macaash doonka ahayn, maadaama ay ka caawiso inay gaaraan
Waa maxay Istaraatiijiyadda Summada (Brand Strategy) ee Shirkadda
Istaraatiijiyadda summada (Brand Strategy) waa qorshe muddo dheer ah oo qeexa sida shirkaddu isu soo bandhigto, uga soocnaato tartamayaasha, una kasbato kalsoonida macaamiisha.
qeybinta suuqa
Shirkad kasta oo doonaysa in ay tartanka ka dhex muuqato waa inay addeegsataa xeelado suuqgeyn oo cilmi ku dhisan.
Waa goormaa wakhtiga saxda ah ee aad bilaabi karto ganacsi
Furaha ugu muhiimsan ee ganacsiga waa inaad taqaano suuqa aad beegsanayso iyo inaad u haysato dhaqaalle kugu filan. Haddii kale si fudud ayaad u jabaysaa.
5 waxyaabood aad u baahan tahay si aad u bilowdo ganacsi guulaysta
Waxaan kuu sheegayaa oo xaqiiqo ah in qof kastaa uu bilaabi karo ganacsi. Laakiin bilaabista ganacsi guulaysta ma ahan mid sahlan. Hadaba, qodobadan soo socda
SWOT ANALYSIS
Falanqaynta SWOT waa qaab-dhismeed loo isticmaalo qorshaynta istaraatiijiyadeed ee ganacsiga si loo qiimeeyo booskeeda tartanka ee suuqa.
Scroll to Top