Falanqaynta TDFH (SWOT Analysis)

Qorshaynta istaraatiijiga ahi waa tiirka ugu muhiimsan ee guusha hay’adaha ganacsiga, kuwa dowladda iyo ururrada aan macaash doonka ahayn, maadaama ay ka caawiso inay gaaraan himilooyinkooda muddada dhow iyo muddada fog.

Falanqaynta TDFH (SWOT Analysis) Read More »