Istaraatiijiyadda Stasi ee basaasidda hoteellada iyo casharrada ay ka bixinayso sirdoonka casriga ah
Qoraalkaan waxaan ku falanqeynaynaa sida hawlgallada sirdoon u muujinayaan sida goobaha rayidka ah loogu addeegsani karo goobaha ururinta xogta.
Qoraalkaan waxaan ku falanqeynaynaa sida hawlgallada sirdoon u muujinayaan sida goobaha rayidka ah loogu addeegsani karo goobaha ururinta xogta.
Qormadaan waxaa ugu talagalnay ardayda dhigato Kulliyadda Dowladnimada iyo Difaaca. Waxaan ku kala saari doonnaa militariga iyo ciidanka si aan shakiga uga saarno maskaxda ardayda iyo dadka xiiseeya ammaanka.
Farqiga u dhexeeya Ciidanka iyo Milatariga Read More »
Qoraalkaan waa mid kamid ah qoraallada cilmi-baarista iyo daabacaadda ay si wadajir ah u daabacaan Jaamacadda Dowladda iyo Dhaqaalaha iyo Machadka Difaaca iyo Daraasaadka Caalamiga (Institute for Defense and International Studies). Xaquuqda daabacaaddu qoraalkaan waxaa iskaleh oo kali Jaamacadda iyo Machadka. Ujeedka ayaa ah in jaamacadda ardaydeeda wax ka barato ay u isticmalaan isha qormooyinka. Waa mid kamid ah qoraallada ay ardayda akhriyaan marka ay qaadanayaan cashirada qaar ee ay bixiso jaamacadda. Waa xeer dhaqan guud oo ay dejiyeen Guddiga Aqoonyahanada.
Ujeeddooyinka iyo Taariikh Kooban oo ku saabsan gaashaanbuurta NATO Read More »