Courses – Koorsooyin

Koorsada Xiriirka Caalamiga ah waxay nolosheyda ku dabaqday faham qotodheer oo ku saabsan wadashaqeynta diblomaasiyadeed

“Koorsada Xiriirka Caalamiga ah waxay nolosheyda ku dabaqday faham qotodheer oo ku saabsan wadashaqeynta diblomaasiyadeed ee dalalka caalamka, awoodaha iyo xallinta khilaafaadka, taasoo aan ka dhaxlay fahamka xiriirada caalamiga ah iyo aqoon cusub. “Mahadsanidiin” – ayuu yiri Ibraahim Cusmaan Jibriil oo dhammeystay koorsada.

Koorsada Xiriirka Caalamiga ah waxay nolosheyda ku dabaqday faham qotodheer oo ku saabsan wadashaqeynta diblomaasiyadeed Read More »

Master of Security and Africa Studies — Career & Job Opportunities

The Master of Security and Africa Studies from Ramaas University’s Faculty of Government and Defense offers a unique opportunity to combine academic rigor with practical relevance. As Africa’s role in global politics grows, the need for skilled professionals who understand its security and governance.

Master of Security and Africa Studies — Career & Job Opportunities Read More »

Arday dhammeystay koorsada Gargaarka Degdegga ah, kuna helay shahaddadiisa 1 saac gudaheeda

“Waxaan ka mid ahay ardayda ka faa’idaysatay koorsooyinka xirfadaha online-ka ah ee ay bixiso Jaamacadda Ramaas. Waxaana ka qaatay koorsada Gargaarka Degdegga ah, waxaana u mahadcelinayaa Maamulka iyo Macalimiinta Jaamacadda Ramaas oo fursadan aan ka helay.”- ayuu yiri Sakeriya Salad Said

Arday dhammeystay koorsada Gargaarka Degdegga ah, kuna helay shahaddadiisa 1 saac gudaheeda Read More »

Scroll to Top