Hababka Waxbarasho ee Kordhiya Fahanka iyo Xifdinta
RAMAAS – Waxbarashadu waxay door muhiim ah ka ciyaartaa horumarinta qofka, bulshada iyo qaranka. Si ardaygu uga faa’iidaysto waxbarashada, kuma filna inuu akhriyo buuggaagta ama xafido casharrada oo keliya; waxaa muhiim ah inuu fahmo macluumaadka, xasuusto marka loo baahdo, isla markaana aqoonta uu bartay u adeegsado xalinta dhibaatooyinka nolosha dhabta ah. Fahanka iyo xifdintu waa […]
Hababka Waxbarasho ee Kordhiya Fahanka iyo Xifdinta Read More »

