Beginner English Course A1 Level

This Unigovec course is suitable for anyone who wants to start learning English at Beginner (A1) level. In this course you will learn to identify sentences in the Present Continuous tense, how to ask questions, make statements, practice standard phrases. Finally, you will practice speaking about the language in general.

Afsoomaali: Koorsadaan ay bixinayso jaamacada Unigovec waxay ku habboon tahay qof kasta oo raba inuu bilaabo barashada Ingiriisiga heerka bilowga (A1). Koorsadaan waxaad ku baran doontaa sida loo aqoonsado jumladaha waqtiga xaadirka ah, sida loo weydiiyo su’aalaha, sida loo sameeyo ‘Su’aalaha hadalka joogtada ah’ oo aad uga jawaabto su’aalaha waqtiga xaadirka ah adigoo adeegsanaya fal ‘inuu noqdo’. Ugu dambeyntiina waxaad ku baran doontaa guud ahaan ku hadalka aas-aaska luuqada.

Riix batonka hoose ‘Start Now’ kadibna buuxbuuxi foomka. Haddii aad u baahan tahay caawinaad fadlan nagala soo xariir WhatsAppka jaamacada: +47 45507363

4/5

What you will learn:-

Play Video

Price:$20

30-Day Money-Back Guarantee

This course includes

Share course

1 thought on “Beginner English Course A1 Level”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top