Grunnleggende Norskkurs- A1


Dette nettkurset gir en kort introduksjon om grunnleggende ferdigheter knyttet til norske alfabetet, kommunikasjon ferdigheter, voksnes hverdag, tall og klokka for grunnleggende ferdigheter og profiler for grunnleggende ferdigheter p? jobben. Den grunnleggende norsk er en aldersuavhengig og niv?basert plan som fokuserer p? begynneroppl?ring i norsk. Det er ingen kursbevis, studiepoeng, og ingen andre krav for ? registrere seg i dette kurset.

Course Information

Categories:

Course Instructor

Ramaas University Ramaas University Author

Ramaas University is one of the most prestigious universities in the country founded within the tradition to develop problem-solvers, entrepreneurs, governance, and wise leaders; and weave them together as one community to address the greatest challenges we're facing today.

Du Kan Start N

$98.00
50 days of access

Cilmiga Bulshada ee Dalka Norway

DEL-1: Alfabetet

Grunnleggende Kommunikasjonsferdigheter

Grammatikk

Kommunikasjonsferdigheter ? Samtale

Hva er klokka?

Kommunikasjonsferdigheter

Mat og drikke

Tall med ord

Kommunikasjonsferdigheter

Kunnskaptest

10 thoughts on “Grunnleggende Norskkurs- A1”

    1. Abdirisak Ali walaal koorsada sida aad aragto waa diyaar, waadna bilaabi kartaa waqti walbo. WhatsApp-ka +47 97375059 nagala soo xariir si aan kuu caawino

  1. Maxamed Ismaaciil diiiriye

    Magacaygu waaaa maxamed Waxaa joooga magaalada Hargaysa waxaaa rabaa inaaaa barto luuqada markaaa waxa rabaaa inaaaa information layga siiiyo

    1. Maxamed Ismaaciil walaal koorsada sida aad aragto waa diyaar, waadna bilaabi kartaa waqti walbo. WhatsApp-ka +47 97375059 nagala soo xariir si aan kuu caawino. Kuma xerno inaad Norway joogto oo kali adigoo meelwalbo dunida ka jooga ayaad bilaabi kartaa sida ku qoran faahfaahinta halkaas ka arag.

  2. Magaceygu waa abdulaahi omar kuna nool wadanka Somalia run ahanti fursadan aad bay isoo jiidatey waana ubaahnaa Sidee ku heli karaa course-kaan

    1. Wcs koorsadaan waa diyaar fadlan haddii aad xiisayno isla hadda ayaad bilaabi kartaa waxwalbo waa qaab online ah mana ahan in macalinka qadka kuu soo galaayo ee waxwalbo waxaa laguugu diyaariyey Platfromka naga. Wixii caawimaad ah nagala soo xariir WhatsAppka naga +4797375059

    1. Wcs Sidee tahay Abdiaziz, waan ku mahadsan tahay inaad nala soo xariirto. koorsada sida kaaga muuqato waa Online. Waana diyaar isla hadda ayaad bilaabi kartaa. Waxaad u baahan tahay oo kali inaad Fee-ga iska bixiso oo kali kadibna anaga ayaa kugu caawin karno qaabka aad u bilaabi karto. Haddii aad caawimaad u baahan tahay nagala soo xariir WhatsAppka naga +4797375059

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top