Korodhso Aqoonta Af Soomaaliga (KAS)

Meerisyadan Somalism waxa loogu talaggalay qof afka ku hadla, aan laakiin dugsi u gelin oo baranin. Sidan hore qofka ahi si fiican wax u ma qori karo waayo ma baranin Xubnaha Hadalka ee Af iyo Naxwihiisa. Afafka oo dhammi waa sidan. Kuhadal kooda iyo qoraal koodu waa ka la labo. Maxaa hadda ba lagu baranayaa meeris kan 1aad ee Barashada Af Soomaaliga? Waxa lagu baranayaa Xubnaha Hadalka Af Soomaaliga oo ah sagaal ka kooban.

Course Information

Estimated Time: 8 Weeks

Difficulty: Beginner

Categories: ,

Course Instructor

Axmed Max?ed Sulaymaan Axmed Max?ed Sulaymaan Author

Waa macalin iyo aqoonyahaan wax ka dhiga Somalism akademi. Wuxuu qibrad u leeyahay afka Soomaaliga, kudhowaad 28 sano ayuu baariyey Afsoomaaliga asigoo ebyiyay:, isku-asalnimada afafka Soomaaliga iyo Carabiga, Naxwaha Afsoomaaliga ?illaa 7 daabacadood?, midaeynta qoraalka Soomaaliga iyo turjumaadda iyo qoraalka ilaa 14 kitaab oo Afsoomaali ah. Qoraaga wuxuu hadda gacanta ku hayaa qaamuus ka kooban illaa 80,000 ee gelitaan leh, cilmi baaris etimoolijiyadda afka hooyo, manhajka kulliyad Afsoomaali ah iyo kutubta loo baahan yahay iyo qoraalka 6 buug oo kale. Qoraaga sidoo kale waa Madaxa Akademiyada Afka Soomaaliga ee Somalism.

Hadda Biloow

$15.00

Fasal 1aad

Fasal 2aad – Xubnaha Hadalka (X/H 1)

Fasal 3aad – Meeleeye (Preposition) X/H-2

Fasalka 4aad – Falkaab

Fasalka 5aad – Magac

Fasalka 6aad – Qodob

Fasalka 7aad – Magacuyaal

Fasalka 8aad – Sifo

Fasalka 9aad -?Xidhiidhiye (Conjunction)

Fasalka 10aad? – Fal

Imtixaanka Qiimaynta Koorsada

2 thoughts on “Korodhso Aqoonta Af Soomaaliga (KAS)”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top