4.8(7578 ratings)
Rated 4.6 out of 5

Kaalay baro sida guul loogu gaaro, loo horumariyo loona kobciyo ganacsi caalami ah, laga bilaabo qorshaynta iyo suukhgeynta ilaa ballaarinta suukhyada caalamiga ah. Koorsadaan waa koorso ka kooban illaa iyo 5 mawduuc oo balaaran. Koorsadaan waxay ku baxaysaa afka Soomaaliga. Waxaadna si hagar la’aan ah ugu baran doontaa xirfada maamulka iyo maareynta, heerarka ay u qeybsanto maamulka iyo maareynta, fahanka dhaqaalaha iyo isbedelada suukyada dunidda, dhaqaalaha, qaababka heshiisyada ee u dhaxeeyo wadamada iyo canshuur bixinta.

Shahaado: Koorsadaan waxay leedahay shahaado, mana jiraan imtixaan waajib kugu ah inaad ku baasto si aad u hesho shahaaddada koorsadan.

Koorsadan Maareynta Ganacsiga Caalamiga ee ay bixinayso Jaamacadda Ramaas waxay ku baxaysaa qaab Online ah. Dhammaan cashirada koorsadan waxaa lagu diyaariyey gudaha webka Jaamacadda. Koorsadan malahan wax sharuud ah oo lagaa rabo ee aan ka ahayn inaad iska bixiso qidmada yar ee koorsada, sidoo kale ha illoobin koorsada waxay leedahay shahaado ay bixinayso Jaamacadda. Waxaana looga talagay qof kasta oo xiisaynaayo inuu wax ka barto Maamulka Ganacsiga Caalamiga iyo qofkasta oo raba in CV-ga iska dhiso. Sidee isku diiwaangelin kartaa? RIIX HALKAAN

Maxaad ku baran doontaa koorsada?

Dhammaadka koorsada, ardayda waxa ay awoodi doonaan:

  • In ay si qotodheer leh u fahmaan jawiga ganacsiga caalamiga fursadaha iyo caqabadaha jira.
  • Hirgelinta xeelado ganacsi oo caalami ah oo wax ku ool ah.
  • Maamulida kooxaha dhaqamada kala duwan ee caalamka.
  • Qiimeynta dhinacyada maaliyadeed iyo hawlgelinta ganacsiga caalamiga ah.
  • Sida guul loogu gaaro, loo horumariyo loona kobciyo ganacsi caalami ah.

Yaa qaadan kara Koorsadan?

Requirements

Course Content

Introduction to Monitoring and Evaluation

Abdijabaar Sh. Ahmed
Course Instructor

Is an author and lecturer at Ramaas University. He is an analyst on foreign policy, global diplomacy, international law, national security and defense, business and economics. The author is a recently published variety of articles and essays that have been as effective to our students and community.

Abdirahman Mohamed
Abdirahman Mohamed@abdirahman
The Ramaas courses are life and results that represent success and rich quality knowledge it delivered to many of us in their homes in an easy way for those who could not have time to go in the knowledge area. - Tilburg, Netherlands
Abdirahman Mohamed
Abdirahman Mohamed@maryama
The university courses encouraged and revived me mentally. I was exhausted to find knowledge from somewhere else. Finally, this Web helped me with what I have looked for in other places and I appreciated it. - Addis Ababa, Ethiopia
Luqmaan Sheikh Maxamed
Luqmaan Sheikh Maxamed@luqmaan
“Waxaan ka mid ahay ardayda ka faa’idaystay koorsooyinka Professional Training ah oo ay habka casriga ah ku bixiso Jaamacadda Ramaas. Waxaan u mahad naqayaa maamulka iyo macalimiinta jaamacadda oo runtii fursad dahabiya inoo siiyay inaan qaadano koorsooyinkaan baahida wayn loo qabay, kaas ooy keeneen waqtigii ku habboonaa.”
Dr. Nim'an Mahmoud Ibrahim
Dr. Nim'an Mahmoud Ibrahim@drnim'an
“Waxaan ka mid ahay ardayda ka faa’idaystay koorsooyinka Professional Training ah oo ay habka casriga ah ku bixiso Jaamacadda Ramaas. Waxaan u mahad naqayaa maamulka iyo macalimiinta jaamacadda oo runtii fursad dahabiya inoo siiyay inaan qaadano koorsooyinkaan baahida wayn loo qabay, kaas ooy keeneen waqtigii ku habboonaa.”
Ali Mohamed Mustaf
Ali Mohamed Mustaf@ali
"Ugu horreyn Allah swt ayaa mahad iska leh waxaa kaloo u mahad celinaa dhammaan bahda Jaamacadda Ramaas oo jecel horumarka umadda soomaaliyeed, waxaa jeclaan lahaa in aad hawshaan koorsooyinka online-ka ah sii wadaan. Mahadsanidiin"
Cabdicasiis Muuse Aadan
Cabdicasiis Muuse Aadan@Abdiasis
"Waxaan kamid ahay ardeyda ka qaadatay Jaamacadda Course-ka International Business Management. Waxaana ku qaatay qaab online ah, waxaan aad u bogaadinaya Jaamacadda Ramaas ee hindistey fursadan qaaliga ah. Waxa halkaan Hambalyo uga dirayaa Maamulka Iyo Macalimiinta Jaamacadda oo si heer sarre ah u diyaariyey cashirada koorsadan."
Sharma’arke Maxamed
Sharma’arke Maxamed@sharma’arke
“Habka ay u shaqayso jaamacadda Ramaas waxa ay in badan shabahdaa habka ay u shaqaynayeen jaamacadihii aan hore ugu xidhnaa, waxaana aan aad uga helay sida firfircoon ee farriimaha ardayga looga jawaab celinayo, shaqo wacan ayaan ku arkay intii aan dhiganayay.”
Cabdifataax Barawani
Cabdifataax Barawani@Barawani
Hannaankan waxbarashada Online-ka ee Jaamacadda Ramaas, runtii waa mid si heersare ah loo diyaariyay. Farxad bay ii tahay in aan ka mid ahay ardayda sida tooska ugu xidhan, sida joogtada ahna u qaata hadba koorsooyinka kala duwan ee ay jaamacaddu bixiso.

Undergraduate Programmes
APPLY NOW

Our vision is changing the nation through higher education. Do you want to be the next generation of leaders, problem solvers and change-makers?

$25

10-Day Money-Back Guarantee

This course includes:

45 thoughts on “Maamulka Ganacsiga Caalamiga – Koorso”

    1. Abdulahi Koorsada waa diyaar sida kuu muuqato. Sidoo kale waxwalbo oo kamid ah cashirada waxay diyaar kuugu yihiin gudaha platformka naga. Haddii aad rabto in lagaa caawiyo sida aad isku qori lahayd fadlan halkaan WhatsAppka nagala soo xariir: +4797375059 adigoo raacinaayo koorsada aad u baahan tahay.

        1. Soo dhawaaw walaal, koorsada wakhti walbo oo aad u baahan tahay ayaad bilaabi kartaa. Sidoo kale 100% waxaa laguugu diyaariyey afsoomaali wax ku dhibaayo ma jiro, saacad walbo oo aad u baahantahay inaad cashir qaadato waa ay kuu furan tahay, kadibna shahaado ayaad ku qaadan kartaa koorsada. Si aan kaaga caawino fadlan WhatsAppka nagala soo xariir: +4745507363

    1. Liban soo dhawaaw. Koorsadaan waa diyaar sida kor kaaga muuqato. Isla hadda ayaad bilaabi kartaa waxwalbo waxaa laguugu diyaariyey Platformka naga haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo habka aad kubilaabi karto nagala soo xariir lambarkeena WhatsAppka +4797375059

    1. Ibrahim waad ku mahadsantahay inaad nala soo xariirto. Sida kuu muuqato koorsada waa diyaar, sida kali ee aan kuu caawin karno ayaa ah inaad nagala soo xariirto WhatsAppka ama lambarkeena caadiga inaad naga soo wacdo. WhatsApp: 97375059 Tel: 91280644

    1. Maya, shahaadada waxaa ka horeeyo inaad marka hore qaadato koorsada kadibna aad dalbato shahaadada. Haddii aad xiisayno isla hadda ayaad bilaabi kartaa waxwalbo waa qaab online ah mana ahan in macalinka qadka kuu soo galaayo ee waxwalbo waxaa laguugu diyaariyey Platfromka naga. Wixii caawimaad ah nagala soo xariir WhatsAppka naga +4797375059

    1. Mohamud Ahmed Said

      Maamulka sharafta leh aad bad u mahadsantihin, sida quruxda badan oo aad bulshadina ugu adeegeysan, aniga aad ayan ugu baahnahay course-dan , side iskaga diwangelinkara.

    1. Wcs Sidee tahay Mohamed, koorsada sida kaaga muuqato waa Online. Waana diyaar isla hadda ayaad bilaabi kartaa. Waxaad u baahan tahay oo kali inaad Fee-ga iska bixiso oo kali kadibna anaga ayaa kugu caawin karno qaabka aad u bilaabi karto. Haddii aad caawimaad u baahan tahay nagala soo xariir WhatsAppka naga +4797375059

  1. Bukhari shuayb Abdirahmam

    Waxaan rabaa in koorsadaan bilaabo lkn Suaal baan qabaa Suashaydana Waa Shahaadada aan halkaan kaqaato Ma kubilaabi karaa jaamacada reer Galbeedka.

    1. Asc courseka wan dhamayey qaasetan imtixanki Maamulka Iyo Ganacsiga Calamiga ah ee siden ku heli kareh Shahadedda Courseka ?

    1. Asc courseka wan dhamayey qaasetan imtixanki Maamulka Iyo Ganacsiga Calamiga ah ee siden ku heli kareh Shahadedda ?

    2. Liibaan abdirizaak mohamed

      Asc setahay walaal waad mahadsantahay sida wanagsan sad courseska aad ugu caawineyso walaalaha doonaya courseskas, aniga waxaan ahay qof daneenaya courseskas.

  2. Asc courseka wan dhamayey qaasetan imtixanki Maamulka Iyo Ganacsiga Calamiga ah ee siden ku heli kareh Shahadedda ?

  3. Asc courseka wan dhamayey qaasetan imtixanki Maamulka Iyo Ganacsiga Calamiga ah ee siden ku heli kareh Shahadedda Courseka ?

  4. Wax aad ugu faraxsany in dhamayan casharka aa rabayan waliba aan qatayan shadad oo hada ku shaqayan runtii wx u mahada calinyaaa macalintii sida fiican casharda nagu soo dhagyan waliba hab casriyan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top