Aragtida Dhedigoodka ee Cilmiga Xiriirka Caalamiga
Aragtida dhedigoodka isma weydiiso oo keliya “maxaa ka dhacaya adduunka?” balse waxay isweydiisaa su’aallo ka sii qotodheer: yaa ay sameeya go’aannada? yaase ka maqan miiska go’aan qaadashada?
Aragtida Dhedigoodka ee Cilmiga Xiriirka Caalamiga Read More »
