Aragtida English School ee Cilmiga Xiriirka Caalamiga
Aragtida English School ee xirriirka caalamiga ah waxaa badanaa lagu tilmaamaa inay leedahay saddex tiir oo waaweyn: nidaamka caalamiga (international system), bulshada caalamiga (international society), iyo bulshada adduunka (world society). Saddexdan qaybood ayaa sharxaya sida dawladuhu u wada noolaadaan, u tartamaan, isla markaana u wada shaqeeyaan.
Aragtida English School ee Cilmiga Xiriirka Caalamiga Read More »
