Aragtida Marxism iyo Critical Theory ee Xiriirka Caalamiga
Labadan aragti waxay isku raacsan yihiin in: Dhaqaalaha iyo siyaasadda caalamiga ahi ay ku dhisan yihiin sinnaan la’aan dabaqada ah. Hay’adaha caalamiga ah iyo shirkadaha waaweyn ay door weyn ku leeyihiin go’aaminta siyaasadda iyo dhaqaalaha wadamada kale. Aqoonta, warbaahinta, iyo fikirka ay yihiin aalado lagu xoojiyo awooda dalalka qaniga ah.
Aragtida Marxism iyo Critical Theory ee Xiriirka Caalamiga Read More »
