Shahaadada Jaamacaddeed ee Cilmiga Siyaasadda ‘Bachelor of Political Science’
Waa mid kamid ah kuliyadaha waxbarashada ee ay bixiso Jaamacadda bixiso. Ujeedka ayaa ah in ardayda xiisaynayso afkooda hooyo loogu sharaxo kuliyadan cilmiga siyaasadda oo ah. Waa heerka koowaad ee cilmiga siyaasadda, Jaamacadda Dowladda iyo Dhaqaalaha waxay qaadataa celcelis ahaan seddax sano, waa marka aad si buuxda u xaadirto.