Habka ay u shaqayso Jaamacadda Ramaas waxay in badan shabahdaa habka ay u shaqaynayeen jaamacadihii aan hore ugu xidhnaa’

Sababaha Kugu Dhiirrigelinaya Barashada Shahaadada Koowaad ee Daraasaadka Amniga Qaranka iyo Sirdoonka

Barnaamijka Shahaadada Koowaad ee Daraasaadka Amniga Qaranka iyo Sirdoonka ee Jaamacadda Ramaas waxaa loogu talagalay in ardayda loogu diyaariyo xirfado iyo fursado shaqo oo kala duwan, kuwaas oo la xiriira amniga iyo sirdoonka.

Sababaha Kugu Dhiirrigelinaya Barashada Shahaadada Koowaad ee Daraasaadka Amniga Qaranka iyo Sirdoonka Read More »

Shahaadada 1aad ee Saxaafadda iyo Cilmiga Warbaahinta – Bachelor of Journalism and Media Studies

Si lagaaga caawiyo diiwaan gelinta iyo guud ahaan su’aalaha aad u baahan tahay in lagaaga jawaabo waxaad nagala soo xariiri kartaa emailka ama telefon lambarka Jaamcadda: Iimayl: admissions@ramaas.edu.so Telefoon/WhatsApp: +252 610-62-4444

Shahaadada 1aad ee Saxaafadda iyo Cilmiga Warbaahinta – Bachelor of Journalism and Media Studies Read More »

Shahaadada 1aad ee Maamulka Nidaamyada Macluumaadka – Bachelor of Management Information Systems

Si lagaaga caawiyo diiwaan gelinta iyo guud ahaan su’aalaha aad u baahan tahay in lagaaga jawaabo waxaad nagala soo xariiri kartaa emailka ama telefon lambarka Jaamcadda: Iimayl: admissions@ramaas.edu.so Telefoon/WhatsApp: +252 610-62-4444

Shahaadada 1aad ee Maamulka Nidaamyada Macluumaadka – Bachelor of Management Information Systems Read More »

Habka ay u shaqayso Jaamacadda Ramaas waxay in badan shabahdaa habka ay u shaqaynayeen jaamacadihii aan hore ugu xidhnaa’

“Nidaamka waxbarasho ee Online-ka ahi waa mid aad uga hirgalay dunidan casriga ah ee maanta, waxaana aan in badan ku xidhnaa akaadimiyado iyo jaamacado dunida Carabta caan ka ah, runtii waa guul weyn in la helo jaamacad Soomaaliyeed oo waxbarasho Online ah laga helaayo gaar ahaan aqoonta la xidhiidha maamulka iyo siyaasadda oo bulshada Soomaaliyeed baahi weyn u qabto.” – ayuu yiri Sharma’arke Maxamed Cismaan.

Habka ay u shaqayso Jaamacadda Ramaas waxay in badan shabahdaa habka ay u shaqaynayeen jaamacadihii aan hore ugu xidhnaa’ Read More »

Scroll to Top