Shahaadada 1aad ee Cilmiga iyo Caddaaladda Dembiyada – Bachelor of Criminology and Criminal Justice

Si lagaaga caawiyo diiwaan gelinta iyo guud ahaan su’aalaha aad u baahan tahay in lagaaga jawaabo waxaad nagala soo xariiri kartaa emailka ama telefon lambarka Jaamcadda: Iimayl: admissions@ramaas.edu.so Telefoon/WhatsApp: +252 610-62-4444

Shahaadada 1aad ee Cilmiga iyo Caddaaladda Dembiyada – Bachelor of Criminology and Criminal Justice Read More »