Shahaadada Jaamacaddeed ee barashada Nabadda Caalamka iyo Cadaalada Bulshada
Si lagaaga caawiyo diiwaan gelinta iyo guud ahaan su’aalaha aad u baahan tahay in lagaaga jawaabo waxaad nagala soo xariiri kartaa emailka ama telefon lambarka Jaamcadda: 0610171010 ama WhatsApp: +252610171010 Email: admissions@ramaas.edu.so Guushaada waa sababta loo aasaasay UNIGOVEC.