Waa Maxay Ka-qaybgalka Madaniga?
jiilka Soomaaliyeed ee maanta waxaa saaran waajibaad mug weyn leh si jiilka soo socda u gaarsiiyaan Soomaaliya oo tolan, burwaaqo iyo nabad ah, aragtiyo siyaasadeed oo mug leh oo lagu kabay cudud dhaqaale, iyo mid ciidan, diinta Islaamka ay tiir ugu dhigaan dowladnimadooda.
Waa Maxay Ka-qaybgalka Madaniga? Read More »
