Waxaa farxad leh in hab online casri ah aan ku dhigtay koorsigii aan rabay
“Waxa farxad leh in hab Online casri ah aan ku bartay koorsigii aan rabay. Waxa halkaan Hambalyo uga dirayaa Maamulka Iyo Macalimiinta Jaamacadda oo si heer sarre ah u diyaariyey cashirada koorsada aan qaatay ee Maamulka Ganacsiga Caalamiga.” – Ayuu yiri Cabdicasiis Muuse Aadan
Waxaa farxad leh in hab online casri ah aan ku dhigtay koorsigii aan rabay Read More »
